Tababaraha Ugu Cad-Cad In Uu Shaqada Ka Badalo Zinedine Zidane Oo La Ogaaday, Waa Tababare Horay U Soo Maamulay.

Kooxda Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa in ay ka fiirsanayso in ay u dhaqaaqdo tababaraha kooxda Everton ee Carlo Ancelotti si uu u noqdo badalka Zinedine Zidane Xilli ciyaareedka dambe. Los Blancos ayaa suuqa ugu jirta tababare cusub kadib markii uu Zinedine Zidane isaga tagay kooxda todobaadkii hore. Halyeeyga kooxda ee Raul ayaa sidoo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII