Tababaraha Ugu Cad-Cad In Uu Zidane Ka Badalo Real Madrid Oo La Ogaaday.

Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay ka fiirsaneyso inay dalab u dirto Antonio Conte ka dib markii tababaraha reer Talyaani uu ka tagay Inter Milan todobaadkan. Saacado kadib markii uu Zinedine Zidane ka tagay kooxda Real Madrid tababare Conte ayaa dhaniisa ka tagay kooxda Inter Milan sabab la xidhiidha khilaaf dhanka suuqa ah oo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha†

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII