Tababaraha Xulka Belguim Roberto Martínez Oo Magacaabay Xulka Ugu Cad-Cad Ku Guulaysiga Tartanka Euro 2020.

Tababaraha Xulka qaranka Belguim ee Roberto Martinez ayaa xulka Qaranka England u magacaabay xulka ugu cad-cad ku guulaysiga tartanka Europ 2020 oo bilaaban doona 11 bisha June ee soo socota. Xulka Belguim ayaa Group B Kula jira xulalka Russia, Denmark iyo Finland halka xulka England ku jiro Group D lana Group ah xulalka Croatia, Czech […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII