Tababaraha Xulka Qaranka France Didier Deschamps Oo Ka Jawaabay Saadaasha Jose Mourinho U Saadaaliyay Xulka Qaranka France Ku Guulaysiga Tartanka Euro 2020.

Tababaraha Xulka qaranka France ee Didier Deschamps ayaa ka jawaabay saadaasha uu Jose Mourinho u saadaaliyay ku guulaysiga xulka France tartanka Euro 2020 ee bilaaban doona todobaadkan. Jose Mourinho ayaa sheegay in uu xulka qaranka France yahay xulka ugu cad-cad ku guulaysiga Euro 2020 waliba hadii uuna ku guulaysan uu yahay mid fashil ah tartanka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII