Tababare Rafael Benítez Oo Ku Soo Laabanaya Horyaalka Ingiriiska , Koox Ayaa Hishiis La Gaartay

Daily Mail ayaa sheegeysa in macalinkii hore Liverpool uu laylinayo xilli ciyaareedka bilaabanaya kooxda Everton Maamulka Evertn ayaa baadi goobeysa badelka Ancelotti kaasi oo dhawaan uga wareegay Real Madrid ka dib markii Zidane uu ka tagay kooxdaas. Wargeyskaas ayaa sheegaya in Rafael Benítez uu yahay macalinka cusub ee kooxdaas Everton  , waxaana la xaqiijiyay in […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII