Tababarihii hore ee Real Madrid Zidane ayaa wadahadalo la yeeshay PSG

Tababarihii hore ee Real Madrid Zinedine Zidane ayay PSG u diyaarineysaa bedelka Mauricio Pochettino iyo inuu la shaqeeyo Lionel Messi . Taasi waa sida uu sheegayo khabiirka guud ee Okdiario Eduardo Inda, oo werinaya in Pochettino uu ku sugan yahay xaalad adag oo dhanka kooxda h Inda ayaa sheegaysa in Zidane yahay dookha 1 -aad ee PSG si uu u badalo Macalinka reer Argentine isaga oo xitaa xiriir la sameeyay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII