Tabaraha PSG Mauricio Pochettino oo ka hadlay Bixitaanka Kylian Mbappe ee Xagaagan

Tababaraha Paris Saint-Germain Mauricio Pochettino ayaa sheegay inuu qorsheynayo in Kylian Mbappe uu sii joogo kooxda ololaha 2021-22. Mustaqbalka xiddiga heerka caalami ee dalka Faransiiska ayaa weli la hadal hayaa, iyadoo qandaraaskiisa Paris uu dhacayo bisha June ee soo socota. Real Madrid ayaa weli lagu tilmaamaa inay xiiseyneyso xiddiga ku guuleystay Koobka Adduunka, inkastoo dhaqaalaha […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII