Tammy Abraham oo go’an kasoo saaray ku biirista kooxda Roma ee Italy

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Tammy Abraham ayaa ku qanacsaneyn kadib kulan uu la qaatay agaasimaha Roma Tiago Pinto, sida ay warinayso Corriere dello Sport . Jose Mourinho ayaa si aad ah u doonaya inuu keeno weeraryahanka Chelsea, kaasoo laga yaabo inuu Serie A ugu biiro 34 milyan oo ginni. Abraham, in kastoo, uu codsaday waqti dheeri ah […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII