Tammy Abraham oo heshiis shaqsi ah la gaaray Kooxda Arsenal

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Weeraryahanka Chelsea Tammy Abraham ayaa lagu soo waramayaa inuu heshiis shaqsi ah la gaaray Arsenal inkastoo uu xiriir la leeyahay kooxda Roma . 23 jirkaan ayaa hoos uga dhacay dooqa Thomas Tuchel xilli ciyaareedkii hore, waxaana uu ku dhibtoon doonaa inuu ka sii ciyaaro Stamford Bridge xilli ciyaareedka soo socda marka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII