Tartanka Horyaalka La Liga Oo Meel Xiiso Leh & 3 Dhibcood Oo U Dhexeeya 4-ta Kooxood Ee Ugu Sareeya Horyaalka.

Kooxda Barcelona ayaa si lama filaan a u siibatay kulankii Granada ee Khamiistii kadib markii ay ku hor martay gool iyaga oo guuldaro 2/1 ah la kulmay kuna fashilmay in ay hogaanka u qabaan horyaalka. Natiijadaas ayaa la macno ah in tartanka horyaalka La Liga sii xoogaysanayo waliba yeelanayo xiiso waali ah oo aan lau […]
Source: laacib

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII