Thibaut Courtois Oo Ka Hadlay Mustaqbalka Eden Hazard.

Mustaqbalka Eden Hazard ee Real Madrid ayuu shaki ku jiraa laakiin Thibaut Courtois ayaa haatan sheegaya in uu xiddigu sii joogid oono kooxda oo uuna ka tagi doonin koxoda xagaagan Wargayska MARCA ayaa sheegay in ay Real Madrid suuqa dhigtay Xiddig kadib markii uu ku dhibaatooday xilli ciyaareedkii dhamaaday sabab la xidhiidha dhaawac soo wajahay. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII