Thibaut Courtois Oo Kaftan Ka Sameeyay Khasaarintii Timo Werner Ee Fursadii Kulankii Chelsea.

Waxa la helay sawiro muujinaya Goolhayaha Real Madrid ee Thibaut Courtois oo Olivier Giroud La wadaagaya kaftan ku saabsan Fursadii uu Timo Werner ka khasaariyay kooxda chelsea kulankii Real Madrid ee semi-finalka Champions League. Werner ayaa ka baxay abaarta goolasha kulankii West Ham laakiin fursad lama filaan ah ka khasariyay kooxdiisa kulankii ay chelsea bar-baraha […]
Source: laacib

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII