Thomas Tuchel oo Ka Hadlay Xidigaha Ka Maqan Chelsea Kulanka Manchester City iyo Kuwa dib u soo laabtay

Tababaraha Chelsea Thomas Tuchel ayaa ka warbixiyay Xaalada Dhaawac ee Kooxda ka hor Kulanka Manchester City. Chelsea waxaa ka maqnaan doona Mason Mount kulanka Sabtida ay la leeyihiin Manchester City laakiin goolhaye Edouard Mendy ayaa soo laaban doona. Thomas Tuchel ayaa shaaca ka qaaday in Mount uusan ciyaaridoonin dhaawac fudud oo kasoo gaaray kulankii Aston Villa ee Carabao Cup bartamihii isbuuca. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII