Thomas Tuchel Oo Ka Warbixiyay Xaalada Dhaawac Ee Mason Mount Ka Hor Kulanka Real Madrid.

Thomas Tuchel ayaa ka hadlay dhaawaca Mason Mount iyadoo laga cabsi qabo in Xiddiga khadka dhexe uu seego kulanka Chelsea ee Champions League ee Real Madrid. Taageerayaasha Man United ayaa wadnaha farta ku haya kadib markii Maunt dhaawac looga saaray kulankii ay chelsea garaacday Fulham kadib markii ay isku dheceen xiddiga Mario Lemina. Kadib markii […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII