Thomas Tuchel Oo Ka Warbixiyay Xaalada Mendy Ka Hor Final-ka Champions league.

Tababaraha kooxda chelsea ee Thomas Tuchle ayaa sharaxaad ka bixiyay waxa ku dhacay goolhaye Edward Mendy iyo dhaawicii ka soo gaadhay kulankii Aston Villa ka hor kulanka final-ka champions League. Kooxda Chelsea ayaa guuldarro kala soo kulantay Aston Villa laakiin xaqiiqsaday booskooda champions league xilli ciyaareedka dambe iyaga oo ka faa’iiday guuldaradii Leicester City. Chelsea […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII