Thomas Tuchel Oo Maamulka Chelsea Ka Dalbaday In Ay La Soo Saxiixdaan Xiddig U Ciyaara PSG.

Tababaraha Kooxda chelsea ee Thomas Tuchel ayaa maamulka kooxdiisa ka codsaday in ay la soo saxiixdaan xiddiga kooxda PSG ee Marquinhos sida ay wararku sheegayaan. Chelsea ayaa haatanba bilaabaysa qorshaha suuqa xagaaga ee soo socda iyada oo kooxdu suuqa ugu jirto weeraryahan cusub kadib fashilkii Timo Werner. Laakiin wargayska Sundy World ayaa sheegaya in uu […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII