Thomas Tuchel oo xaqiijiyay in N’Golo Kante uu taam u yahay kulanka Tottenham

/ Michael Regan / Getty Images Tababaraha Chelsea Thomas Tuchel ayaa xaqiijiyay in ciyaaryahanka khadka dhexe N’Golo Kante uu diyaar u yahay inuu ku soo laabto kooxda kulanka axada ee Tottenham Hotspur. Kante waxaa gaaray dhaawac . Wuxuu seegay kulankii furitaanka ee Crystal Palace wuxuuna maamulay kaliya 45 daqiiqo markii uu ku soo laabtay safka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII