Thomas Tuchel: Waan Ku Guulaysan Karnaa Champions league Halkan Arin Ayaana Sabab U Ah

Thomas Tuchel ayaa sheegay in Chelsea ay isku diyaarin doonto finalka Champions League iyagoo aaminsan in ay garaaci karaan Manchester City. Kooxda Tuchel ayaa haatan garaacday kooxda ay Final-ka isku arki doonaan 2 jeer dhawrkii todobaad ee ugu dambeeyay kadib guushii2/1 ahayd ee ay kaga gaadhay Premier League Sabtidii. Chelsea ayaa sidoo kale garaacday Man […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII