Tottenham Hotspur oo la xiriirtay Cagliari si ay ugala hadasho Nahitan Nandez

Tottenham Hotspur ayaa lagu soo waramayaa inay xiiseyneyso saxiixa xiddiga qadka dhexe ee kooxda Cagliari Nahitan Nandez ka hor inta uusan xirmin suuqa kala iibsiga xagaagan. 25-sano jir ah, oo matalayay Uruguay xagaagaan Copa America, waxaa si xoogan loola xiriirinayay Leeds United bishii la soo dhaafay ka hor inta Whites qaboojisay xiisahooda. Nandez ayaa loo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII