Tottenham Hotspur oo qandaraas u soo bandhigtay xiddiga AC Milan Franck Kessie

Photo/Reuters Tottenham Hotspur ayaa lagu soo waramayaa inay u soo bandhigtay ciyaaryahanka khadka dhexe ee AC Milan Franck Kessie heshiis uu sanadkii ku qaadanayo 8m (£ 6.8m) si uu ugu dhaqaaqo kooxda Premier League xagaaga soo aadan. 24 jirkaan ayaa qandaraaskiisa haatan ee San Siro waxa uu dhacayaa bisha June ee soo socota, kooxo badan […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII