Tottenham Hotspur oo soo bandhigay Qorshe Harry Kane ugu biirayo Manchester City

Photo/getty image Tottenham Hotspur ayaa u sheegtay Manchester City inay Ku kordhiso dalabka Harry Kane £ 50m. Kooxda heysata horyaalka Premier League ayaa ku raad joogtay kabtanka England xagaagii oo dhan, waxaana ay ka gudbisay dalab furitaan ah oo dhan £ 100m. Pep Guardiola ayaa mar hore lasoo waregtay Jack Grealish , laakiin waxay u […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII