Tottenham oo ka tagtay Harry Kane Xili ay u Duuleen Portugal Europa League

Tottenham ayaa gurigeeda uga tagtay Harry Kane oo u socdaali lahaa kooxda reer Portugal ee Pacos de Ferreira Europa League iyadoo la isla dhexmarayo mustaqbalkiisa kooxda. Xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda ayaan u ciyaarin kooxda uu hogaaminayo tababaraha cusub ee Nuno Espirito Santo kadib markii uu ka soo laabtay fasaxiisa wuxuuna wajahay baaritaan ku aadan […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII