Tottenham Oo Kor U Qaaday Qiimaha Ay Ku Iibinayso Harry Kane & Sababta Oo La Ogaaday.

Tottenham Hotspur ayaa lagu soo waramayaa inay kordhinayso qiimaha ay ku doonayso in ay ku iibiso weeraryahankeeda Harry Kane taas oo ay ka dhigayso 200 oo milyan sida ay sheegayaan wararku. Xiddiga 27 jirka ah oo xilli ciyaareedkan ku dhamaystay koob la’aan ayaa doonaya in uu isaga tago kooxda dhamaadka xilli ciyaareedkan laakiin waxa uu […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII