Tottenham Oo Man United, Man City & Chelsea U Sheegtay Halka Wado Ee Ay Ku Heli Karaan Saxiixa Harry Kane.

Gudoomiyaha kooxda Tottenham Daniel Levy ayaa ‘ka carooday’ go’aanka Harry Kane ee ahaa inuu banaanka keeno rabitaankiisa ah inuu ka tago kooxda, isagoo u arka hadalada weeraryahan ee dhawaanahan ‘ixtiraam la’aan’. Kane ayaa ka dhawaajiyay inuu doonayo inuu ka tago waqooyiga London si uu ugu biiro koox koobab u tartamaysa xilli ciyaareedka dambe iyadoo kooxaha […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII