Tottenham Oo Man United & Man City U Sheegtay Halka Wado Ee Ay Ku Heli Karaan Saxiixa Harry Kane.

Tottenham Hotspur ayaa lagu soo waramayaa inay weeraryahanka Manchester City Gabriel Jesus iyo weeraryahanka Manchester United Anthony Martial u calaamadsatay badalka Harry Kane. Waxa Isniin soo baxay warar sheegaya in ay uu Harry Kane maamulka Kooxdiisa u gudbiyay warqada bixitaanka una sheegay in uu doonayo in uu isaga tago kooxda suuqa xagaaga. Kooxda Tottenham ayaa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII