Tuchel oo Xaqiijiyay in Mid kamid ah Xidigaha Kooxda laga Helay Coronavirus

Thomas Tuchel ayaa xaqiijiyay in weeraryahanka Chelsea Christian Pulisic laga helay cudurka Covid-19 kaas oo laga reebay kulanka London derby ee ay la ciyaarayaan Arsenal isbuucaan. Pulisic  wuxuu ciyaaray European Super Cup iyo wareegii koowaad ee Premier League, wuxuuna dhaliyay gool kulankii Crystal Palace. Thomas Tuchel ayaa yiri: “Nasiib darro waxaa laga helay Corona wuxuuna u […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII