Tuchel: Waxaan ku booriyay Chelsea inaysan ceyrin Lampard

Tababaraha Chelsea Thomas Tuchel ayaa qirtay inuu ku booriyay kooxda inaysan ceyrin Frank Lampard . Tuchel ayaa bedelay Lampard bishii Janaayo wuxuuna u horseeday Chelsea inay ku guuleysato finalka Champions League. Tuchel ayuu u sheegay Sky Sports : “run ahaantii waxaan ku idhi guddiga:’? hibiya arintan waayo Waxaa laga yaabaa inuu u qalmo waqti dheeraad ah ‘Marka aan ka fakarayo Chelsea […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII