U Dhaqaaqistii Man United Ee Raphael Varane Oo Uu Shaki Soo Wajahay, Sabab.

Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay ka fiirsaneyso bedelka daafaca Real Madrid Raphael Varane. Xiddiga reer France ayay 12 bilood uga hadhsantahay heshiiskiisa kooxda Los Blancos kaas oo kooxda joogay ilaa xagaagii 2011. Xiddiga 28 jirka ah ayaa doonaya in uu tartan cusub ciyaaro taas oo keentay in ay Man United xiiso xoogan u […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII