UEFA Oo Soo Saartay Shaxda Ugu Fiican Champions League Xilli Ciyaareedkan.

Xidhiidhka kubada cagta yurub ee UEFA ayaa soo xushay shaxda ugu fiican champions league xilli ciyaareedkii dhamaaday xalay. Waxa xalay final-ka champions League la ciyaaray kulankii ugu dambeeyay iyada oo ay isaga hor yimaadeen kooxaha premeir League ka ciyaara ee chelsea iyo Man City. Kadib dhamaadka tartanka UEFA ayaa soo saartay 11-kii xiddig ee ugu […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII