UEFA Oo Xulka Qaranka Ukraine U Sheegtay In Ay Badasho Maaliyadeeda Maalmo Ka Hor Ciyaarista Kulankooda Ugu Horeeya & Sabab Oo La Ogaaday.

UEFA ayaa khamiistii ka dalbatay Ukraine inay isbadal ku sameyso maaliyada ay ugu tala gashay in ay kaga qayb qaadato tartanka Euro 2020 sabab la xidhiidha in lagu Qoray halku dheg siyaasadeed oo dhaliyay mudaaharaadyo ka dhacay Ruushka. Xiriirka kubada cagta yurub ayaa sheegay in fariinta “Geesiyada Ayaa Guusha Leh” oo ah Qaylo dhaan intii […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII