United Oo Shaacisay In Rashford Lagu Sameynayo Qaliin , Imisa Ayuu Garoomada Ka Maqnaanayaa

Man United ayaa war ka soo saartay xaaladda Rashford kaasi oo maalmihii ugu dambeeyay kala xaajoonayeen qaliin lagu sameynayo. United waxa ay xaqiijiyeen in Rashford lagu sameynayo qalliin kala baxa garabka ah taasi oo muddo soo jiitameysay. “Ka dib markii Rashford iyo taaqiirta kooxda lala tashtay waxa uu laacibka marayaa qaliin deg deg ah”ayaa lagu […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII