Vinicius Junior oo qarka u saaran inuu heshiis cusub u saxiixo Real Madrid

Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay diyaar u tahay inay Vinicius Junior ku abaalmariso qandaraas cusub oo waqti dheer ah. Laacibka reer Brazil ayaa noqday mid ka mid ah xiddigaha ugu waa weyn kooxda, isagoo durba gacan ka geystay sagaal gool iyo seddex caawin horyaalka La Liga iyo Champions League xilli ciyaareedkan. Iyadoo 21-sano […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII