Virgil van Dijk oo ka Hadlay dhaawac durba soo gaaray Daafacan Kulankii Xalay ee Turkiga

Virgil van Dijk ayaa meesha ka saaray walaaca laga qabo dhaawaca soo gaaray ka dib markii uu jug xanuun badan ka soo gaaray ciyaartii Netherlands ay ka badisay Turkey , isagoo sheegay inuu ‘durba ka baxay’ jugtii canqowga. Netherlands ayaa 6-1 kaga badisay Turkiga magaalada Amsterdam intii lagu guda jiray ololahoodii isreebreebka Koobka Adduunka iyadoo uu seddexleey ka dhaliyay Memphis […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII