Virgil van Dijk Oo Shaaciyay Go’aankiisa Ku Aadan Ka Qayb Qaadashada Tartanka Euro-da Xagaagan

Daafaca kooxda Liverpool ee Virgil van Dijk ayaa xaqiijiyay in uuna xulka qarankiisa Holland kala qayb qaadan doonin tartanka Euro 2020 ee xagaaga bilaaban doonta si uu diirada u saaro ka soo kabshada dhaawaca iyo waliba in uu taam u ahaado xilli ciyaareedka cusub. Daafaca dhexe ayaa ku jira heerkii ugu dambeeyay ee soo kabsashada […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII