Waa Kee Xiddig Cusub Ee Ay Arsenal Suuqaan Soo Heshey?? (Waa Xiddig Daafaca Ku Wanaagsan)

Kooxda Arsenal ayaa u muuqata mid hubaal gacanta ku dhigtay saxeexeedii ugu horreeyay ee suuqa xagaagan iyaga oo kaliya inay shaaciyaan ay uga hadhan tahay saxeexa daafaca bidix ee Nuno Tavares oo ay SL Benfica kasoo qaadanayaan. Arsenal ayaa saxeexa Tavares kaga guuleysatay kooxaha Napoli iyo Lazio waxaana la filayaa inay kaabis uga dhigi doonaan […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha†

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII