Waa Maxay Sababta Ku Laabashada Carlo Ancelotti War Fiican Ugu Tahay Arsenal.

Ku Laabashada Tababare Carlo Ancelotti ee kooxda Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa in ay war fiican u tahay kooxda Arsenal iyo baacsiga ay ugu jirto saxiixa xiddiga Martin Odegaard suuqa xagaaga. Ancelotii ayaa ku laabtay Real Madrid isagana tagay Everton si uu badal ugu noqdo Los Blancos markii 2-aad xirfadiisa tababare. Wargayska The Mirror […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII