Waa Maxay Sababta Uu Saxiixa Cusub Ee Barcelona Memphis Depay Dhabarka Maaliyada Ugu Qorto Kaliya “Memphis”

Barcelona ayaa ugu danbeyn dhameystirtay saxiixa xiddiga Memphis Depay, iyadoo weeraryahanka reer Holland uu saxiixay heshiis ilaa xaagaaga 2022/2023 ah laakiin xiddiga reer Holland ayaa sharaxay sababta uu dhabarka maaliyada ugu qorto magaca Memphis laakiin uuna ugu qoran “Depay”. Xiddiga ayaa ku caan baxay in uu dhabarka dambe ee maaliyada ku qorto Memphis tan ilaa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII