Waa Maxay Sababta Uu Xulka Wales Qaabka La Yaabka Leh Ugu Galo Sawirka Ka Horeeya Kulanka?

Xulka qaranka Wales ayaa bar-baro ku bilowday tartanka Euro 2020 iyaga oo bar-baro 1/1 ah la galay xulka Switzerland kulankaas oo ahaa midkii ugu horeeyay ee labada xul. Ka hor kulanka xulka Wales ayaa sameeyay arin ay caado ka dhigteen sanadihii ugu dambeeyay iyaga oo qaab aan horay loo arkin u gala sawirka ka horeeya […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII