Waa Maxay UEFA Europa Conference League? Wax Walba Oo Aad Uga Baahantahay Tartanka Cusub Ee Ay UEFA Bilaabi Doonto Xilli Ciyaareedka Dambe.

Xilli ciyaareedka 2021/22 ayaa soo bandhigi doonta tartanka cusub ee Europa Conference League. Iyada oo Europa league ay ka qayb qaadan doonaan 48 koox sidoo kale champions league ka qayb qaadan doonaan 32 kooxood tartan cusub oo heer 3-aad ah ayay UEFA bilaabi doontaa xilli ciyaareedka dambe. Hadaba waa maxay Conference League? The Europa Conference […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII