WAA WAREY: Sida Ay Noqoneyso Shaxda Xulka Qaranka Ingriiska Kulanka Todobaadkan ee Germany Oo La Ogaadey (Sir Badan Ayaa Ku Duugan!)

Waxa qish laga sii helay shaxda uu xulka qaranka England kaga hortagayo dhigiisa Germany kulanka wareega 16-ka ee EURO 2020 ka tirsan kaas oo Wembley Stadium ka dhacaya Salaasada. Shaxdan ayaa sheegaysa in tababare Gareth Southgate uu laba bedel ku samayn doono shaxdiisii ciyaartii ugu dambaysay isaga oo laba da’yar ee Phil Foden iyo Mason […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII