Wakhtiga Arsenal Ku Dhawaaqi Karto Saxiixa Ben White Oo La Ogaaday.

Arsenal ayaa lagu soo waramayaa inay weli kalsooni ku qabto inay lasoo saxiixan doonto xiddiga daafaca uga ciyaara kooxda Brighton ee Ben White inta lagu jiro suuqa kala iibsiga xagaaga inkasta oo ay jiraan warar sheegaya in ayna Brighton iibinayn xiddiga. Gunners ayaan wali kooxda Brighton kala heshiin saxiixa xiddiga taas oo keentay in ay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII