Wakhtiga Ay Arsenal Dhamaystiri Doonto Labadeeda Saxiixa Ee Ugu Horeeya Oo La Ogaaday.

Arsenal ayaa rumeysan inay ku dhowdahay heshiisyo ay kula soo wareegeyso xiddigaha Ben White iyo Albert Sambi Lokonga, iyadoo Gunners ay rajo ka qabto inay dhameystirto bishaan. Gunners ayaa laga diiday dalab lacageed oo dhan 40 milyan oo ay ka gudbisay xiddiga Ben White laakiin Gunners ayaa la sheegayaa in ay kula soo laaban doonto […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII