Wakhtiga Ay Barcelona Doonayso In Ay Ku Dhawaaqdo Saxiixa Memphis Depay Oo La Ogaaday.

Barcelona ayaa lagu soo waramayaa inay ku kalsoon tahay inay soo gabagabeyn doonto saxiixa weeraryahanka Lyon Memphis Depay ka hor bilaabashada tartanka Euro 2020 ee xagaaga. Kooxda reer Catalan ayaa si joogto ah xiriirinayay 27 jirkaan oo ku sii dhawaanaya dhamaadka heshiiska uu kula jiray kooxda Lyon. Depay wuxuu xor u ahaa inuu heshiis hordhac […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII