Wakhtiga Ay Liverpool Heshiiska Cusub Ka Saxiixanayso Alisson Oo La Ogaaday.

Kooxda Liverpool ayaa lagu soo waramayaa in ay heshiis cusub ka saxiixan doonto Goolhayaha 1-aad ee Allison marka uu ka soo laabto waajibaadka xulka qarankiisa Brazil sida ay sheegayaan wararku. Alisson ayaa haatan ku sugan dalkiisa Brazil isaga oo isku diyaarinaya tartanka Copa America ee bilaaban doona 13 bishan haatan lagu jiro. Sida laga soo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII