Wakhtiga Ay Liverpool Ku Dhawaaqi Doonto Saxiixa Ibrahima Konate Oo La Ogaaday.

Kooxda Liverpool ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhawaaqi doonto saxiixa xiddiga Ibrahima Konate kadib marka uu dhamaysto tartanka Euro-21 ee uu kala qayb galayo xulka qarankiisa France. Xiddiga RB Leipzig ayaa la rumaysanyahay in uu qarka u saaranyahay in uu ku biiro Anfield iyada oo Liverpool bixinayso lacagta lagu bur-burinayo heshiiskiisa. Wararka ayaa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII