Wakhtiga Ay Man United Dhamaystiri Karto Saxiixa Jadon Sancho Oo La Ogaaday Xilli Red Devils Isku Diyaarinayso In Ay Dalab Ka Gudbiso Saxiixa Xiddiga.

Ku biirista Jadon Sancho ee Manchester United xagaagan ayaa laga yaabaa inay qaadato waqti si loo dhameystiro, xitaa hadii Red Devils Ay dalab wakhti hore ah gudbiso. Xiddiga reer England ayaa mar kale lala xidhiidhinayaa kooxda ku ciyaarta Old Trafford kuwaas oo doonaya saxiixa xiddiga garabka ka ciyaara. Man United ayaa xiiso wakhti fog ah […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII