Wakhtiga Ay Man United Dhamaystiri Karto Saxiixa Jadon Sancho Oo La Ogaaday

Kooxda Borussua Dortmund ayaa lagu soo waramayaa in ay rumaysantahay in heshiiska uu Jadon Sancho ugu biirayo kooxda Man United la dhamaystiri doono dhamaadkan. Arintan ayaa imanaysa kadib markii ay Red Devils kor u qaaday dadaalka ay ku doonayso saxiixa xiddiga reer England inta lagu jiro suuqa xagaagan. Wargayska The Times ayaa sheegaya in ay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII