Wakhtiga Ay Real Madrid Doonayso In Ay Ku Dhawaaqdo Saxiixa David Alaba Oo La Ogaaday.

Wararka ka imanaya dalka Spain ayaa shaaca ka qaaday faah-faahin cusub oo ku aadan saxiixa ay Real Madrid ku doonayso saxiixa xiddiga daafaca uga ciyaara kooxda Bayern Munich ee David Alaba. Saxafiga Fabrizio Romano ayaa sheegay in heshiiska uu Alaba ugu biirayo Real Madrid dhamaystirmay 99% iyada oo haatan kaliya ka dhimantahay in lagu dhawaaqo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII