Wakhtiga Ay Real Madrid Ku Dhawaaqi Doonto Bixitaanka Zidane & Badalkiisa Suurtagalka Ah Oo La Ogaaday.

Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay xaqiijin doonto bixitaanka Zinedine Zidane todobaadka iyadoo Max Allegri ugu cad-cad yahay in uu noqdo badalka Tababaraha. Tababarihii hore ee Juventus ayaa lala xiriirinayay inuu u dhaqaaqayo Kooxda Real Madrid, Iyada oo Zidane u muuqdo inuu ka tagayo Los Blancos ka dib xilli ciyaareed koob la’aan ah. Allegri […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII