Wakhtiga La Soo Saari Doono Jadwalka Premier League Xilli Ciyaareedka Dambe Oo La Shaaciyay.

Waxa wakhti dhaw ka hor dhamaaday xilli ciyaareedka 2020/2021 waxana haatan diirada la saarayaa bilaabashada tartanka Euro 2020. Tartanka mudada weyn la sugayay ayaa bilaaban doona habeenka Jimcaha kuna beegan 11 bisha June waxana uu dhamaan doonaa 11 bisha dambe ee July. Si kasta ha ahaatee taageerayaasha premeir league ayaa sugaya soo saarista jadwalka xilli […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII